Hadal qoraal oo ka soo baxay Xarunta Dhexe ee Urur-gobaleedka IGAD ee Addis Abeba ayaa lagu sheegay inuusan Kolonel Gebregziabher Alemseged Abraha uusan ka mid ahayh Shaqaalaha Ururka IGAD, Qoraal ka soo baxay Urur-gobaleedka IGAD oo ahaa Ogeysiin ku socota dhamaan dadweynaha ayaa lagu muujiyey inuusan Kolonel Gabre ka mid ahayn Shaqaalaha Urur-gobaleedka IGAD.
Leave a Reply