Warar ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa soo sheegaya in qarax miino goordhaweyd lala eegtay gaari ay la socotay Guddoomiyaha maamulka Gobalka Shabeelaha Hoose ee dhawaan la magacaabay ee Maxamed Ibraahim Barre iyo Guddoomiyaha deegaanka Ceelasha Biyaha ee Maamulka Gobalkaasi.
Masuuliyiintaan ayaa ku dhaawacmay Qarax ka dhacay deegaanka Siinka dheer ee duleedka magaalada Muqdisho, waxaana sidoo dhimasho iyo dhaawac ay soo gaarayn Ciidamo ka tirsan Milatariga Soomaaliya oo wafdiga la socday.
wixii warar dheeraad ah kala soco Wararkeena Dambe
Leave a Reply