Magaalada Wajir ee gobolka Bari ee soomalilada ayaa waxaa Ciidamada Booliska Kenya xabsi ku dhexdileen sadex nin oo kamida dadka Deeganka ee Magaalada Wajir , shacabka Magaalada Wajir oo uu kamid yahay Xildhibaanka wajir laga soo doorto Hon Rashiid Kassim Amiin ayaa waxa marka hore Janaasa ku takadeen Sadexda Marxuun waxayna ilaahay uga Baryeen in dambigooda dhaafo.
Xildhibaan Rashiid Kassim ayaa waxuu cambaareeyey Dilalka joogatada ah ee lagu shacabka gobolka Bari ee kenya kuwaas oo tacadiyo joogta ah u gaysteen Ciidamada Kenya waxuuna xildhibaan Rashiid sheegay inuu dilalkaan ka masuul yahay Madaxwaynaha Kenya Uhuro Kenyata.
Ciidamada kenya qaybta ladagaalanka ayaa si joogta ah waxay shacabka Soomalida Kenya u gaysteen dilal Joogto ah iyo iyakoo hantidooda guba qaarna burburiya.
Leave a Reply