Innaa Lillahi wa Inaa ileyhi raajicuun Musharaxa Madaxwaynaha jubbaland Mudane Cabdi Maxamed “Deeq Faandhe” ayaa tacsi u diray Madaxwaynaha Soomaliya, Marwada 1aad ee dalka soomaliya, qoyskii, eheladii iyo shacabka Soomaaliyeed ee ay ka geeriyooday Allaha u naxariistee Bishaaro Adan Yusuf oo ah hooyada dhashay marwadda madaxweynaha , Marwo Seynab Cabdi Macalin.
Waxuuna Siyaasi Deeq Faandhe ayaa qoyskii ay kabaxday , ehelada iyo shacabka Soomaaliyeed la qeybsanayaa murugada geerida ku timid Allaha u naxariistee Bishaaro Adan Yusuf oo ku geeriyooday Magaalada Muqdisho waxuuna illahay uga baryey in janadii fardowsa kawaarabiyo ehehladii ay ka tagtayna Samir iyo iimaan kasiiyo.
Leave a Reply