Gudomiyaha gobalka Gedo maxamed muxumed maxamed ayaa garaay Magaalada Garbaaharay ee Gobolka gedo halkaas oo kusoo dhaweeyeen qaybaha kala duwan ee bulshada Garbahaaray ayaa waxuu sheegay inay hay’ad lawareegtay Isbitaalka Garbahaaray taas oo wax kaqabanaysa baahiyihii kajiray Isbitaalka.
Leave a Reply