Daawo:Wasiirka Amniga oo Muqdisho ka furay shirka dardar gelinta Howlaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda

islow

Wasiirka Wasaaradda Amniga Xukuuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Abuukar Isloow ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay shirka saddex billaha ee isku xirka howlaha Xafiisyada Hay’adda ee Laamaha Gobollada,safaaradaha iyo xarunta dhexe.
Shirkan ayaa waxaa lagu marti qaaday Hay’addaha kale ee Dowladda sida Taliska Booliska, Maamulka Gobolka Banaadir, Mareeyaha Garoonka Adan Cadde, Ururada Bulshada iyo Dhalinyarada.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.