Shir ay isugu yimaadeen Beesha Hawiye oo Magaalada Muqdisho kadhacay ayaa waxa looga hadlay dulmiga Axmed Madoobe ku hayo shacabka Jubbaland gaar beesha Hawiye oo Axmed madoobe u gaystay dil, Dhac, Boob iyo masaafurin.
Qaar kamida ergadii shirka isugu timid ayaa waxay Sheegen inaan lafiirsan Karin dulmiga Axmed madoobe kawada kismaayo uuna qaldan yahay habka loo qaybiyey wasiirada Jubbaland.
Leave a Reply