Dowlada Soomaliya ayaa waxay Magaalada Baladxaawo ka hirglisay Xaafiiska Socdaalka iyo Jinsiyadaha kaas oo Baahi wayn loo qabay, Xafiiskaan Socdaalka iyo jinsiyadaha Baladxaawo ayaa shaqadiisa si xawliya kusocotaa iyadoo la arkaayo dad dalbanaya Baasaboorka qaarna kaqaadanayaan.
Leave a Reply