Kulan Dhexmaray Madaxwaynaha Galmudug xaaf iyo Beesha Mareexaan ee London oo fashil ku dhamaaday

xaaf

Magaalada London ee caasumada Ingiriiska waxaa xalay Ka dhacay Kulan dhexmaray Madaxwaynaha Galmudug Axmed Ducaale Geele Xaaf iyo Jaaliyada Galjuba ee Beesha Sade Mareexaan ee Magaalada London Kaas oo socday Saacdo kadiban kusoo dhamaaday Fashil.

Kulankaas ayaa waxaa looga hadlay Tabashada iyo Dhaliilaha Beelaha Daga Galmudug ay ka tirsanayaan Madaxda Galmudug iyo Sidii Beesha Sade Mareexaan ay taageero buuxda usiin lahaayeen Maamulka Galmudug.

Wararkeena Dambe kala socda Warar Dheeraad ah

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.