Sawiro:Alshabaab soo Bandhigay qaabkii ay ula wareegeen Saldhigii Ciidmada Baar-Sanguuni

shabab

Al-Shabaab ayaa faah faahiyay dagaalkii ay ku qabsadeen saldhiga ciidan ee Baar Sanguuni oo ah magaalda kismaayo ujira 40 kiilomitir ku dhawaad, Shabaab ayaa waxay sheegen inay ciidamo badan oo ay goobtaas ku dileen kuwa kalena ku dhaawaceen.

Sidoo kale Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in Al-Shabaab ayaa weerar ku bilowday 2 gaari oo qaraxyo ah ku qaadeen degaanka Baarsanguuni oo ay fariisimo u ah Ciidamada dowladda ,balse ciidanka Militariga Soomaaliya ayaa iska difaacay weerarkaasi ay soo qaadeen dagaalyahanada Alqaacidda ee Soomaaliya.

Hoos kadaawo Masawirada ay soo bandhigeen kooxda argagixisada shabaab

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.