Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo tacliinta sare Xukuumadda federaalka Soomaaliya, ayaa caawa shaacisay natiijada imtixaanka Shahaadiga dugsiyada sare ee dalka Sanad dugsiyeedka 2017- 2018, kaasi oo la fariistay bishii Maarso ee Sanadkaan.
Maxamed Abshir Diiriye Guure ee Dugsiga Amiin Nuur ayaa galay kaalinta 10aad ee Imtixaanka Shaadiga Dugsiga sarre ee 2017-2018
Leave a Reply