Raiisul wasaaraha Itoobiya Abiy ahmed oo ka hadlaayey qayraadka Itoobiya ayaa sheegay in qoondada shidaalka ay ka heli doonaan Soomaalida ay ka yarhaya inta uu sheegay Madaxwaynaha soomnalida Itoobiya Cabdi Maxamed taas oo ahyd Boqolkiiba 40 halka Ra’iisul wasaragha Itoobiya Sheegay boqolkiiba 5.
Leave a Reply