Ciidamada milatariga Itoobiya oo lawareegay Jigjiga iyo Madaxii kilalka 5aad oo laxirxiray

deg

Maamulka Soomalida Itoobiya ayaa gabi ahaan waxaa lawareegay ciidamada milatariga Itoobiya gaar ahaan Magaalada Jigajiga waxaana madaxdii kilalka 5aad laga dhigay mid laxiro iyo mid dhuumaalaysi ku jira.

Lama oga waxa keenay in ciidamo milatari lawareegaan degaanka Soomalida Itoobiya taas oo kasoo horjeeda tasturka Federaalka Itoobiya.

Wararkeena dambe kala socda warar dheeraad ah

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.