Magaalada Hargaysa ayaa waxaa kusoo badanayaDhaca loo gaysto Baabuurta Guryaha hortooda ladhigto Taas oo walwal badan kuhaysa Bulshada kunool Magaalada Hargaysa, Gudoomiyaha Gobolka Maroodi Jeex Jaamac Xaaji Ahmed ayaa sheegay in Mudooyinkaan dambe kusoo batay dhaca baabuurta kuwaas oo Xududaha laga tilaabiyo.
Leave a Reply