Gobolka gedo ayaa waxauu kamid yahay Deegaanada ay kajirto abaar dadka iyo xoolahaba dhib wayn ku haysa. maamulka degmada Doolow ayaa waxay wadaan inay caawiyaan dadka dhibaatada abaaruhu soo gaareen, waxaa deegaanada u dhow degmada Doolow gaarsiiyeen 80 booyadood oo biyo ah.
Hoos kadaawo
Leave a Reply