Sida Ay tabinayaan wakaalada wararka Dalka Itoobiya ayaa sheegaysa inuu Ra’iisulwasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ka xun yahay kana tacsiyadeeynayo dadkii naftooda ku waayey Rabshadaha kasocda Jigjioga iyo Dirir dhabe.
Ra’iisalwasaaraha Itoobiya ayaa waxuu ku baaqay in lajoojiyo rabshadahaas iyo Burburinta Dhismayaasha, hadalkaan kasoo yeeray Abiy Ahmed ayaa ah mid aan waxtar u ahayn shacabka Soomaliyeed ee dowlada Itoobiya iyo Qowmiyada Oromada Xasuuqayaan, Ra’iisalwasaraha Itoobiya ayaa waxba ka qaban dad badan oo shacabah oo dil loogaystay.
Leave a Reply