Degmada luuq ee gobolka gedo waxaa soo gaaray wafti ka socda ha ayadaha WFP iyo UNICEF waxana garoonka diyaarada ee degmada ku soo dhaweeyay maamulka degmada luuq iyo agaasimaha guud ee wasaarada arimaha gudaha ee dowlad goboleedka jubalnd mudane c/raxman cabdi axmed.
Waftigaan ayaa waxay Booqdeen Goobaha ay kusugan yihiin dadka barakacayasha ah kuwaas oo la ildaran caafimaad daro iyo Raashin la’aan.
Hoos kadaawo warbixintii Cabdinuur Shikir
Leave a Reply