Xubnaha Gudiga Xuquuqul isaanka iyo Wasiirka Horumarinta Biyaha Soomaliland Saleebaan Cali Koore ayaa waxa lagu Hordhaariyey Madaxwynaha Soomaliland waaa dhaariyey Garyaqaan Aadan Xaaji Cali, Madaxwaynaha Somaliland ayaa waxuu la dar daarmay xubnahaan dhaartooda soo daahday taas oo ay ahayd Markii xilka loo magaacabay in ladhaarsho.
Leave a Reply