Magaalada Laascanod ayaa waxaa laga taageeray Wasiirka cusub ee Kaluumaysiga Soomaliya C/lahi Bidhaan Warsame, Munaasabadaan oo ay isugu yimaadaan Bulshada Kala Duwan ee goblolada Sool Sanaag iyo cayn waxayna Wasiirka Cusub u rajeeyeen in ilaahay shaqadiisa u fududeeyo.
Leave a Reply