Ciidamadan kasoo goosteen Somaliland isla markaana uu hogaaminayo taliye Saciid Cawil Jaamac Caare ayaa saldhig Ciidan kasamaystay deegaanada Puntland gaar ahaan Magaalada Qardho isla markaana ay daahfureen jabhad cusub oo kasoo horjeeda Maamulka Muuse Biixi sida ay sheegeen.
Saciid Cawil Jaamac Caare iyo Gaashanle dhexe Jamaal Baaxd oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in u ahaa abaandulihii hore ee ciidamada Somaliland dhawaan usoo magacawday gobolka sanaag isla markaana Xoreyn doona dhulka la heysto.
Leave a Reply