Galmudug oo shaacisay Degmooyinka kaqayb galaya Ciyaaraha Kubada Cagta Degmooyinka Galmudug

Wasaradda dhalinyaradda iyo ciyaaraha Galmudug oo kaashaneyso xiriirka kubadda cagta ee Galmudug ayaa waxa ay bilaabeyn qorsho lagu hirgelinayo ciyaaraha degmooyinka dowlad Goboledka Galmudug
Ciyaarahan ayaa ujeedadoodu tahay in dhalinyarada la siiyo fursad ay ku bartan oo ay ku soo bandhigaan xirfadooda ciyaared si loo helo isdhaxgal bulsho isla markana sare loogu qaado nabadda horumarka iyo xirfadda kubadda cagta guud ahaan deeganadda Galmudug
Ciyaaraha Koobka kubadda cagta degmooyinka deeganadda Dowlada Galmudug ayaa waxa sanadakan marti gelineyso Magalada Galkacyo ee gobolka mudug waxana ka soo qeyb galayo ilaa iyo lix degmo oo ka mid ah degmooyinka deeganada galmudug

Tartankaan ayaa waxa uu bilaabandoonan maalinta Axada ah ee 26 ka bishaan Agoosto sanadkan 2018 degmooyinka ka qayb galaya ayaa kala.

  • Balanbal
  • Caabudwaaq
  • Cadaado
  • Dhusamareeb
  • Hobyo
  • Gaalkacyo

gal

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.