Ururka Gabdhaha Beesha Daarood oo shir ku yeeshay Magalada Muqdisho ayaa waxay Fariin udireen Madaxweynaha Soomaliya Maxamed Cabdulaahi farmaajo ayakoo sheegay inaysan helin xaquudii ay ku lahaayeen dowlada Soomaliyeed, waxay kaloo sheegeen inaysan mucaarad ku ahayn dowlada lakiin waxay soomaliya ula samin yihiin waa in aan helnaa.
Leave a Reply