Taliska qaybta 60-aad ee ciidanka xoogga dalka oo sameeyey Hawgal lagu sifaynayo shabab

ciidan

Taliska qaybta 60-aad ee ciidanka xoogga dalka oo hawlgal ay ka sameeyeen deegaanka Daynuunaay ee gobolka Baay, halkaas oo ay ku dileen maleeshiyaad ka tirsan Al-shbaaab.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.