Kadib mudaharaadkii looga soo horjeeday Maamulka jubaland iyo rasaastii uu Gudoomiyaha Degmada Garbahaaray iimaan cadow kaarshe la dhacay shacabkii banaan baxaayay ee uu tvgayada kasii daayay wariye warsame xaaji ka gadaal ayaa waxaa qadka isgaarsiinta ka wacay sitoos ahna ugu Hanjabay Gudoomiye iimaan cadow kaarshe sheegayna in uu dili doono wariye warsame xaaji oo ah wariye ka howl galo saxaafada madaxa banaan Sida Stn TV iyo Star FM wariye warsame xaaji ayaa u sheegay iimaan cadow in uu Ku hadlo afka Bulshada.
Wariye warsame xaaji faarax ayaa si toos ah ugu sheegay maamulka inuusan hanjabaada ugu imaaneyso u dhag dhigi doonin uuna gudbin doono war bixinada bulshada, Hanjabadaan uu kula kacay Gudoomiyaha Garbaaharay Wariye Warsame Haaji ayaa waxaa loo Gudbiyey laamaha dambe barista Soomaliya.
Asc bahda Gedotimes Sida wanaagsan ee aad wax ugu tabisaan bulshada soomaaliyeed waana idiinkaga mahadcelinayaa