Magaalada Muqdisho ee caasumada soomaliya waxaa ka dhacay Shir balaaran oo isugu yimaadeen qayabaha Kala duwan ee Beelwaynta Murursade, Shirkan oo ahaa mid muhiim ah loogana tashanayay Midnimada iyo wadajirka beesha ayaa waxaa kasoo qeyb galay Siyaasiyiin , Saraakiil, Waxgarad, Ganacsato, Aqoonyahano, Dhalinyaro , Qurbo jog iyo Haween.
Shirweynahan dhamaan dadkii kasoo qeyb galay ayaa waxaay cadeeyeen in ay taageersan yihiin dowlada Soomaaliya ee uu Madaxwaynaha ka yahay Madaxwayne Farmaajo Raysawsaarana ka yahay Khayre Gudoomiye baarlamaana ka yahay Mursal.
Leave a Reply