Ra’isal Wasaare Xasan Cali Kheyre, Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan,,Wasiir kuxigeenka Wasaarada Batroolka iyo Macdanta Maxamuud Cabdiqaadir Hillal, Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka Mudane Cabdiweli Sheekh Ibraahim (Muudeey) iyo xubno ka tirsan labada golle ee dowladda ayaa Isbitaalka digfeer ku booqday Xildhibaan Maxamed Mursal Maxamuud (Booroow) oo xalay ku dhaawacmay qarax loogu xeray gaarigiisa.
Masuuliyiintaan ayaa warbixin ka dhageystay dhaqaatiir Isbitaalka oo ku saabsan dhaawaca Xildhibaaka, waxayna ayaa Alle ugu baryay inuu caafimaad dag daga siiyo.
Leave a Reply