Madaxwaynihii Hore ee Fashilmay Xasan Shiiq Maxamuud ayaa maanta waxuu ka naxsaday shacabka Soomaliyeed asagoo loo doortay guddoomiye KMG ah ee Isbaheysiga UPD [Union of Peace and Democracy], kaasi oo ay ku midoobeen 3 Xisbi siyaasadeed.
Xasan shiiq ayaa waxaa lagu xasuustaa markii doorashadii Madaxwaynaha looga guulaystay shaqaalaha Soomaliyeed sanad ku dhawaad Mushaar ma qaadan Madaxtooyada waxaa Xafiis ku lahaa Gabre iyo Dowlada Itoobiya iyo Soomaliya oo loo aqoon saday dal aan waxba lagu aamini Karin.
Leave a Reply