Dhawaan ayaa Puntland waxaa ka dhacaya Doorashada Madaxwaynaha Puntland taas oo dhici doonta bisha kowaad ee sanadka 2019, Amar kasoo baxay Maamulka Gobolka Karkaar ayaa waxaa Musharaxiinta Madaxwaynaha Puntland looga Mamnuucay inay Taageerayaashooda kula Hadlaan Barxadaha Magaalada Qardho.
Leave a Reply