Magaalo Madaxda Soomaliya ee Muqdisho ayaa waxaa ka dhacay Shir ay isugu yimaadeen qaar kamida Beelaha Daga Jubbaland kaas oo ay ka qayb galeen Xildhibaano. Wasiiro, Waxgarad, Aqoon yahano, Haween iyo dhalinyaro.
Shirkaan ayaa waxaa looga hadlay Xaalada ay kusugan tahay Maamul goboleedka soomaliyeed Jubbaland sida Amniga, Ladagaalanka kooxda argagixisada Alshabab iyo isbadalada kasocda Juubaland oo ugu horayso doorashada Madaxwaynaha oo lafilaayo inay dhacdo 2019.
Hoos ka akhriso war murtiyeedkii kasoo baxay shirkaax
Leave a Reply