Wasiirka caafimaadka Jubbaland Mursal maxamed ciise oo booqasho kuyimmid Magalada Baardheere ee gobolka gedo ayaa waxuu Amaan kala dul dhacay Ciidamada Amisom isagoo sheegay inaysan la aantood aysan macquul ahaan lahayn inaan yimaadaan Baardheere.
Wasiirka caafimaad ayaa soo hadal qaadin Ciidamada Xooga dalka soomaliya ee Kusugan Magaalada Baardheree iyo guud aahan Gobolka gedo oo suga maanka Magaalooyinka joogaan, waxuuna Hadalkiisa u eg yahay Hadaladii Madaxda Jubbaland ee looga soo Horjeedo Ciidamada Xooga dalka Soomaliya
Leave a Reply