Warqad qoraal ah oo ka soo baxay Madaxweynaha Maamulka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa waxaa eedeyn loogu jeediyay Madaxda Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada, Qoraalka ayaa lagu sheegay in Warkasta oo ka soo baxa Golaha iskaashiga Dowlad Goboleedyada uu yahay sharcidarro,isla markaana qeyb ka heyn Maamulka Hir-Shabeelle.
Leave a Reply