Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku amaanay bulshada ku nool Gobalka Shabeelaha Hoose taageerada ay la garab taagan yihiin Ciidanka Xooga Dalka kadib socdaal dhiirigalin ah uu maanta ku tagay magaalada Marka ee xarunta Gobalkaas oo ay howlgallo ka wadaan Ciidamada qalabka sida.
Leave a Reply