Magaalada Harygaysa e Caasumada maamul Goboleedka Soomaliyeed ee Soomaliland ayaa waxaa lagu qabtay munaasabad lagu xusaayey Jamhadii SNM waxaa ka soo qayb galay qaybaha kala duwan ee Bulshada ku dhaqan Magaalada Hargaysa iyo Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Somaliland.
Leave a Reply