Ciidamada Amniga Magaalada Muqdisho ayaa saakay waxa degmada Holw-Wadaag ee Gobolkan Banaadir ku toogteen Nin ku hubeysan oo qaba dareeska Cidamada.
Ninkaan oo lasheegay in shacabka ka dhici jiray Mobaylada iyo lacagaha
Ciidamada Ammaanka Soomaaliya ayaa marar badan Gudaha magaalada Muqdisho ugu dilay rag burcad ah oo shacabka dhibaato u gaysan jiray.
Leave a Reply