Dadwaynaha Bosaaso ayaa fikradooda ku cabiray shirka isbahaysiga maamul goboleedyada uga socda magaalada Garowe ayakoo sheegay inay san matalin Bulshada ayna yihiin niman Dantooda oo kaliya ka shaqeeyo, tusaale ayey waxay usoo qaateen Magaalada boosaaso oo asan kajirin wax adeega Bulshada ah.
Leave a Reply