Saaraakiisha Ciidamada Puntland oo shirjaraa’id ku qabtay Magaalada Garoowe ee Xarunta maamul gobboleedka somaliyeed ee Puntland ayaa waxay ka hadleen Arrimaha Doorashada iyo shirka Socda Magaalada garoowee ee ay ku kualn san yihiin Madaxda maamul Goboleedyada qaarkood ayagoo ku tilmaamay shirkaan mid qalad ah oo danta Soomaliyeed ka shaqeynayn.
Leave a Reply