Wasiirka caafimaadka xukuumadda Soomaaliya Xaawo Xasan ayaa la wareegtay qalab caafimaad oo ay soo gaarsiyeen jaaliyada Soomaaliyeed ee dalka Finland qalabkaan oo dhan hal konteener ayaa loo qaybin doonaa gobolada dalka sida ay sheegtey wasiirada caafimaadka dawlada federalka Soomaliya waana baahi wayn loo qabey waana in jaaliyadaha kale ee Soomaliyeed sidaas iyo si lamid ah ka qayb qaataan dhismaha dalka Soomaliya.
Hoos kadaawo
Leave a Reply