Gudigga Barlamaanka Jubbaland u Xilsaaren la Xisaabtanka Wasaardaha ayaa waxay kulan la Qaatay wasiirka Arrimaha Gudaha waxayna Xaafiiskiisa kulan kula qaateen Wasiirka Arrimaha Gudhaha Maxamed Warsame Darwiish ayakoo ka waraystay shaqada ay qabato wasaarada arimaha Gudaha.
Leave a Reply