Golaha Murtidda iyo wacyigalinta oo Burbur balaaran ka Soo gaadhay dagaaladii Sookeeye ayaa hada waxaa kasocda dayactir balaaran oo ay kaqayb qaadanayaan qaybaha Bulshada iyo shaaqalaha dowlada Soomaliyeed oo ay kamid yihiin Masuuliyiinta Wasaaradaha Dowlada Soomaliya ka kooban tahay waxaana Golaha Murtida iyo wacyigalinta lagu dhisaayaa Baaqii Madaxwaynaha Soomaliyeed Maxamed Cabdulaahi Faramaajo ee ahaa isxilqaan.
Leave a Reply