Jaaliyada Leicester ee wadanka Ingiriiska Oo kulan Baroordiiq iyo Cabasho ah ku qabtey magaalada Leicester oo ugu boroor diiqayaan allaha unaxariisto Sade mahad Dirir iyo C/laahi Cali shabeel oo dilkoodu kadhaacay Muqdisho Sade Mahad Dirir ayaa lagu dilay Masjid gudihiis oo abaahii mahad Dirir dhisay.
Qaybaha kala duwan ee jaaliyada Soomaliyeed ee Leicester ayaa sheegay in sharciga lahor keeno kuwii ka dambeeyey iyadoo ilaa iyo hada ayasan jirin cid loo soo qabtey dilka labada marxuun laamaha amaanka ee Muqdishona ma sameyn wax baadi goob ah cidii ka dambeysey dilkaan.
Hoos Kadaawo
Leave a Reply