Magaalada Hargaysa ee Caasumada Maamul Goboleedka Somaliland ayaa waxaa maanta Gaaray Tahriibayaal Dowlada Soomaliya iyo Haya’da IMO kasoo celiyeen Dalka Liibiya, Tahriibayaashaan oo tiradooda tahay 41 hal kamid ahnaa tahay Dumar ayaa waxay Garoonka Diyaradaha Magaalada Hargysa kusoo dhaweeyey masuuliyiin ka tirsan Maamulka Soomaliland.
Leave a Reply