Gudiga Doorashada Maamul Goboleedka Soomaliyeed ee KoonfurGalbeed ayaa waxay Soo Saaray Habraaca Doorashada Madaxwaynaha Maamulka Koonfur Galbeed taas oo dhacaysa 17 November waxaana Magaalada Baydhabo kusugan Musharaxiin Aad u tiro badan oo doonay inay ku guulaystaan xilka Madaxwaynaha Koonfurgalbeed.
Leave a Reply