Magaalada Garbahaaray ee Gobolka Gedo waxaa kasocda Bananbax looga soo Horjeedo Madaxwaynaha Jubbaland iyo maamulkiisa fadhiidka ah.
Dadkaan banabaxaya ayaa waxay ku kudhawaqayeen erayo ay ku didan yihiin Axmed madoobe, Gudoomiyaha iyo maamulka Garbahaaray.
Qaar kamida waxgaradka magaalada Garbahaaray oo lahadlay Gedotimes ayaa waxay sheegayan in laxiray dhalinyaro, Haween dhigaayey bananbaxa
Leave a Reply