Daawo: Muxuu ka dhiganyahay duulimaadka tooska ee Shirkadda Diyaaradaha ee Itoobiya ay ku tagtay Muqdisho

airline

Waxaa markii ugu horreysay muddo 41 Sano ah soo Caga dhigatay Gegida Diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho Diyaarad Rakaab ah oo ay leedahay Shirkadda Diyaaradaha ee Ethiopian Airlines.
Munaasabad kooban oo lagu soo dhoweynaya Duulimaadka shirkaddan ayaa waxaa lagu qabtay gudaha Garoonka Diyaaradaha ee Muqdisho.

Imaatinka Diyaarada Itoobiya ayaa faa’iido u leh isku xirka Duulimaadyada, dalka Itoobiya, Soomaaliya iyo Caalamka intiisa kale taas oo hoos u dhigaysa qaymaha lagu imaanayo Dalka Soomaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.