Madaxwaynaha Cusub ee Galmudug Madaxweyne Axmed Baasto oo dhawaan Xarunta Barlamaanka Galmudg ee cadaado lagu doortay ayaa Waxa uu ku eedeeyay Colaadaha iyo Dilalka Kasoocusboonaaday Qaybo Kamida Galmudug inay Kadambeeyaan Golaha iskaashiga Maamul Goboleedyada oo ay Kumidaysanyihiin Qaar kamida Madaxda Maamul Goboleedyada Dalka Kajira.
Waxa uu xusay in Colaadaha Kasocda Degaano Hoostaga Balanbal Dilkii Kadhacay Hobyo iyo Dilkii askari Katirsan Milatariga Soomaaliya Loogu gaystay Cadaado ay Qayb Katahay Qodobadii ay Ku hishiiyeen Kulankoodii ay Kuyeesheen Magaalada Garoowe Ee Caasimada Maamulka putland.
Leave a Reply