Ra”iisul Wasaarahii Dowladii KMG ahayd ee Soomaaliya Mudane Cali Maxamed Geedi ayaa soo gaaray maanta Magaalada Kismaayo ee Caasimada ku meel gaarka ah ee Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland.
Socdaalka Ra’iisalawasaarihii hore ee Soomaliya Geedi uu ku tagay Kismaayo ayaa waxaa lagu sheegay inay laxariirto qilaafka soo kalea dhexgalay Dwolada iyo Axmed madoobe.
Leave a Reply