Wasaaradda Cadaaladda Jubbaland ayaa Tababar ku saabsan sidii looga wada shaqeyn lahaa cadaaladda oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Cadaaladda garsoorka iyo arrimaha diinta ayaa loo qabtay garsoorayaasha xeer ilaalinta iyo kaaliyaasha ee garsoorka Jubbaland taas oo ka dhacday Magaalada Kismaayo.
Tababarkaani ayaa waxaa goob joog ahaa wasiir ku xigeenka wasaaradda cadaalada garsoorka iyo arrimaha diinta iyo agaasimaha guud, gudoomiyaha maxakamada racfaanka Jubbada hoose iyo xeer ilaaliyaasha iyo Masuuliyiin kale oo ku xeerdheer arimaha Garsoorka iyo Cadaalada.
Leave a Reply