Waxaa Maanta Magaalada kismaayo Garaay Madaxwaynihii Hore Soomaliya ay waheliayaan qaar kamida Xubnaha Labada aqal ee barlamaanka Soomaliya kuwaas oo ah Garabka Mucaraadka ku ah dowlada Soomaliya ujeedka ay u atageen Magaalada Kismaayo ayaa ah sidii ayaka iyo Axmed madoobe u carqaladayn lahaayeen Dowlada iyo shacabka Soomaliya.
Leave a Reply