Madaxwaynayahsa kenya Uhuru Kenyata, Somalia Xasan Shiiq, iyo Nigeria ayaa waxay kaqayb galeen baroor diiq loo sameeyey ciidamadii Kenya ee lagu laayey Ceelcade gobolka gedo madaxwayanaha kenya ayaa sheegay inay u aargudi doonaan ciidamadoodii la laayey sida madaxwaynXasan Shiiq uu sheegay inay argagixisada la dhameynayo. madaxwayne Xasan Shiiq masoo hadal qaadin shacabkii soomaliyeed ee ciidamada kenya ku xasuuqeen gobolka gedo iyo xoolahoodiiba.
Hoos kadaawo
Leave a Reply