Xassan Sheekh Maxamuud Madaxwaynihii hore ee Soomaaliya hadana ah Xildhibaan katirsan golaha Shacabka Soomaaliyeed ahna Guddoomiyaha Xisbiga Midowga Nabadda iyo Horumarka ee dhowaan looga dhawaaqay magaalada Muqdisho ayaa kulan la qaatay Odeyaasha Magaalada Kismaayo.
Kulanka oo ka dhacay guriga martida Magaalada Ksimaayo ayaa muhiimaddiisu ahayd sidii loo taageeri lahaa xisbiga uu Xasan shiiq Hogaaminaayo kaas oo larabo in dowlada iyo dadka lagu wiiqo.
Leave a Reply